Akhristow inta aanan u gelin ujeeddada qoraalkeyga oo ah sidii xal loogu ...
Xalka Jubbaland ma lagu xallin karaa xeeladda baabuurta Japan?
- Jun 5, 2013
Akhristow inta aanan u gelin ujeeddada qoraalkeyga oo ah sidii xal loogu heli lahaa ...
Maqaal xiiso badan Waxtarka kala guursiga Axmed C/samad
- Jun 5, 2013
Diinta islaamku guurka waxay ka leedahay ujeeddooyin waaweyn oo la doonayo in lagu xaqiijiyo, ...
Dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya.Madaxweyne Faroole iyo Axmed Madoobe oo Nairobi kuwada sugan
- Jun 5, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray Magaalada Nairobi ee dalka ...
Dhageyso wafdi ka socda UNSOM oo tagay Baydhabo iyo ujeedka ay utageen
- Jun 5, 2013
Xubno ka socda Xafiiska cusub ee Qaramada Midoobay dalka Soomaaliya ee UNSOM ayaa shalay ...
Dhageyso Shabaab oo shaki geliyay nolosha Saraakiil AMISOM oo ay gacanta ku hayaan
- Jun 5, 2013
Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay askar AMISOM oo ay sheegeen inay gacanta ku hayaan ...
Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey Cardozo iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...
Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile oo ballan qaad sameyey kadib xilka uu maanta la wareegay
- May 2, 2013
Iyadoo maanta uu xilka la wareegay gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile Xiirey ayaa waxa uu ...
Dhageyso:Howlgal la mid ah kii UNISOM oo Qaramada Midoobey ku dhawaaqday inay Somaliya ka fulin doonto
- May 2, 2013
Kulan ay wada qaateen xubnaha golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uu ka kooban yahay ...
Dhageyso:Qaabka ay u ansaxiyeen golaha Wasiirada Taliyeyaasha Nabad sugida iyo kan Booliska
- May 2, 2013
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/shakuur Cali Mire ayaa waxa ...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta Baarlamaanka Somaliya hortagay (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Raadiyaha dawlada Somalia ee Radio Muqdisho
Dhageyso:Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh maanta Baaralmaanka ka horjeeday
- May 2, 2013
Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlay arimo dhowr khudbad uu ka jeediyey ...
Golaha Wasiirada oo Ansaxiyey Taliyeyaasha Nabad Sugida iyo Booliska oo maanta la magacaabay (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Muqdisho, May, 02, 2013… Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo uu ...
Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyey guuldaradii Barcelona kasoo gaartay Naadiga Bayern Munich (SAWIR)
- May 2, 2013
Farshaxamiistaha Somaliyeed ee sawir gacmeedka ku dheereeya ee Amin Arts ayaa waxa uu sawir ...
Dhageyso:Madaxweyne “Dalalkii Kaluunka baddeena la baxay iyo kuwii Sunta kusoo shubay waan ku daba joognaa”
- May 2, 2013
Madaxweynaha Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu sheegayaa inay ku daba jiraan ...
Askari katirsanaa Nabad Sugida dawlada oo lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho
- May 2, 2013
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay waxaa xalay kooxo hubeysan ay ku dileen ...
Bayern Munich oo Awood awood dhaaftay uga soo baxday Barca Finalka Ch League (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Kulan ciyaareed adduunyada si weyn looga wada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray Kooxda ...