Keydka Sawirada

1

Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas

Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen malkiilaha Chelsea Roman Abramovich kaasi oo lagu heshiiyey Wakhtiga uu Mourinho

Continue Reading »

Qeybta Keydka Sawirada

b6

Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)

Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica si dhib badan uga soo baxeen Kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga

Continue Reading »

Keydka Sawirada Archives

8
Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed Saalax ayaa waxa loogu badalay seddex gool ay kala dhaliyeen Torres,Moses iyo Gool caaqibo lahaa uu ...
amin iyo faroole
Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ee wada qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Hogaamiyaha Puntland isagoo Faroole dhahayana soo sawiray hala xanibo ...
SHIISHAD
Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista Shiishada oo dhalinyaro wiilal iyo gabdho iskugu jira taasi oo hadda lasoo sheegayo in arin adag ...
MUSLIMIINTA BARMA
Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan dadka Muslimiinta ah kuwaasi oo lagu ciqaabayo waxyaabo ka baxsan bini'aadanimada. Gabdhaha ayaa qaarkood jirkooda la jar ...
4
Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta Baarlamaanka Somaliya hortagay (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Raadiyaha dawlada Somalia ee Radio Muqdisho
amin arts
Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyey guuldaradii Barcelona kasoo gaartay Naadiga Bayern Munich (SAWIR)
- May 2, 2013
Farshaxamiistaha Somaliyeed ee sawir gacmeedka ku dheereeya ee Amin Arts ayaa waxa uu sawir ka sameeyey guuldaradii xalay mar kale Barcelona gurigooda kasoo gaartay Bayern Munich. Hoos ka daawo Sawir gacmeedka ...
Barcelona v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Semi Final: Second Leg
Bayern Munich oo Awood awood dhaaftay uga soo baxday Barca Finalka Ch League (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Kulan ciyaareed adduunyada si weyn looga wada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray Kooxda Barcelona oo gurigooda Nou Camp ku qaabilay naadiga Bayern Munich iyadoo lugtii koowaad jarmalka looga soo ...
2
Gareth Bale oo ku guuleystay Xiddiga ugu fiican horyaalka Ingiriiska iyo da’yarka horyaalkaasi (SAWIRO)
- Apr 29, 2013
Xiddiga Kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa xalay xaflad ka dhacday Dalka Ingiriiska waxa loogu magacaabay inuu helay Abaal marinta Xiddiga ugu wanaagsanaa horyaalka ingiriiska sanadka 2012-2013 iyadoo sidoo kale halkaasi ...

Next Page »
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
Barcelona v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Semi Final: Second Leg Bayern Munich oo Awood awood dhaaftay uga soo baxday Barca Finalka Ch League (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Kulan ciyaareed adduunyada si weyn looga wada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray Kooxda ...
2 Gareth Bale oo ku guuleystay Xiddiga ugu fiican horyaalka Ingiriiska iyo da’yarka horyaalkaasi (SAWIRO)
- Apr 29, 2013
Xiddiga Kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa xalay xaflad ka dhacday Dalka Ingiriiska waxa loogu ...
Chelsea v Swansea City - Premier League Chelsea oo kaalinta Seddexaad xajisatay kana faa’ideysatay Bar bar dhicii Tottenham (DAAWO SAWIRADA)
- Apr 28, 2013
Labo gool ay kala dhaliyeen Oscar iyo Lampard caawa maqribkii ciyaar soo gaartay ayey ...
1 Man United oo caawa ku dhiiqatay lagana diiday inay jabiyaan Rikoor Chelsea dhigtay (DAAWO SAWIRO)
- Apr 28, 2013
Kooxda Man United ayaa loo diiday caawa inay sii wadato guulihii ay gaareysay waxaana ...
rai Dhageyso:Tv-ga Rai International oo noqday Tv-ga kaliya ee qaab ka duwan kuwa caalamka kuyaalla
- Apr 28, 2013
Tv-ga Rai International ee dalka Talyaaniga  ayaa waxa lagu amaani karaa ka qeyb galka ...
1 Ciyaaraha:Arjen Robben oo laga yaabo mar kale inuu xirto Fanaanada ay ku ciyaarto Chelsea Fc
- Apr 27, 2013
Laacibka garabka bidix ee Kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa waxa lala xiriirinayaa horyaalka ...
1 Liiska Macalimiinta ugu taajirsan sanadkan 2013 oo lasoo saaray (Akhri magacyada iyo Daawo Sawirada)
- Apr 26, 2013
Macalimiinta ugu taajirsan Kubadda Cagta oo liiskooda lasoo saaray iyo macalimiin badan laga waayey ...
3 Ra’iisalwasaaraha Britain:Suarez qaniinyadii uu sameeyey xitaa 7 sano jirada ma sameeyaan (SAWIRO)
- Apr 26, 2013
avid Cameroon Ra'iisalwasaaraha Ingiriiska oo saaka ka qeyb galayey Barnaamij ka baxayey Idaacada BBC ...