Faalooyinka

KOONAA

Dunidu Digteytar Wey udarsan Doontaa (Maqaalkii uu diyaariyey Wariye Maxamed Ciise Koonaa)

Wadanka soomaliya waxa uu kamid ahaa xoriyad kaqadashadii gumeystihii soomaray kadib wadamada lagu tiriyo in eey yihin kuwa kuhoos nool talis kaligii talisnimo ah oo

Continue Reading »

Qeybta Faalooyinka

Saacid qqq

Socdaalka Saacid: waa talaabadii uu ka bilowday hayaankii dheeraa!

Waxaan marka hore rajayniyaa heshiiska Dowladda Federal-ka Soomaaliya iyo Puntland inuu noqdo mid taabo gala, waxaana ii muuqda taabo geliddiisu inay suuro gelinayso inay furmaan

Continue Reading »

Faalooyinka Archives

Saacid
R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon fursad qaaliya miyuu dhumiyey?
- Mar 13, 2013
Raysalwasaare Cabdi faarax Shirdoon ( saacid ) oo ilaa hada Soomaalida inteeda badani u aragto inuu wato halqabsigii caanka ahaa ee ( hadal yar iyo howl badan ) ayaa todobaadyadan ...
Xasan
Madax-weyne Xasan“Hubeey…Federaal noocee ah?!” laakiin dadka qaar baa labo raba..seddex raba!
- Mar 9, 2013
Shaki la’aan Xasan SHiikh Max’ud iyo kooxda la socota waxay u haystaaan ama talaabadaan cuna qabataynta hubka looga qaaday ay ku tilmaamayaan guul ay dowladda gaartay, sidii aan horayba libta ...
Axmed-Cabdisamad
Been-abuurka Alshabaab iyo Aamuskayga ( Qeybta 1aad)
- Mar 7, 2013
Ilaahay Qur’aanka ayuu kaga jawaabay dicaayadihii gaalada iyo munaafiqiintu islaamka ka sameeyeen iyo beenihii ay nabiga ka sheegeen. Sidoo kale nabigu axaadiistiisa ayuu kaga hadlay. Waxaa kale oo Qur’aanka iyo ...
3
Madaxda Sare ee Soomaaliya Iyagoo Iskhilaafsan Ayey Heshiis Yihiin
- Mar 7, 2013
Saddexda mudane ee ugu sareya Soomaaliya waxey ku heshiiyeen in iyagoo isqilaafsan ay muujiyaan iney heshiis yihiin. Waxaa la qiray in khilaafka ku saleysan fikirka uu yahay mid caafimaadqaba, balse ...
c
MAQAAL:Lakulankii igu dhaliyey saameynta !!!
- Mar 5, 2013
Nolashu waa shay qaali ah una baahan lafalgalkeedu barasho , kalsooni iyo dulqaad dheeri ah waxa ay ku baraysaa waxyaalo farabadan , waxa ay kuu dhigaysaa casharo kala duwan , ...
DR-CRAXMAAN-FAROOLE-265x300
Warqad Furan oo ku socota Madaxweynaha Puntland
- Mar 5, 2013
Mudane Madaxweyne waxaan marka hore waxaan kugu salaamayaa salaanta islaanka salaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu,marka xiga waxaan kugu amaanayaa kuguna soo dhaweynayaa dhiiranaantaada, kartidaada iyo dhabar adaygaaga iyadoo ay jireen mucaaradyo ...
kis
Xaqiiq & Caddeyn: Kismaayo, Daarood iyo Hawiye yaa dadka deegaanka ah?
- Mar 4, 2013
Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qoraaga ku saxiixan Afeef: Maqaalkan ujeedadiisu waa in wax la toosiyo oo wixii Soomaali halaagay (eex) laga koro Inkasta oo Maqaalka lagu xusay Magacyo Qabiilada qaarkood ...
Muqdisho
Muqdisho ma Soomaali oo dhan baa leh mise beel keliya???
- Feb 28, 2013
Waxaa cajiib oo aan la yaabbanaha muranka madax-weyn Xasan SHiikh Max’ud ee maamul u samaynta gobollada Jubooyinka, taaasoo aan ahayn mid ku salaysan qaynuun, salkana ku haysa qabyaalad loo itaal ...

Next Page »
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
Barcelona v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Semi Final: Second Leg Bayern Munich oo Awood awood dhaaftay uga soo baxday Barca Finalka Ch League (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Kulan ciyaareed adduunyada si weyn looga wada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray Kooxda ...
2 Gareth Bale oo ku guuleystay Xiddiga ugu fiican horyaalka Ingiriiska iyo da’yarka horyaalkaasi (SAWIRO)
- Apr 29, 2013
Xiddiga Kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa xalay xaflad ka dhacday Dalka Ingiriiska waxa loogu ...
Chelsea v Swansea City - Premier League Chelsea oo kaalinta Seddexaad xajisatay kana faa’ideysatay Bar bar dhicii Tottenham (DAAWO SAWIRADA)
- Apr 28, 2013
Labo gool ay kala dhaliyeen Oscar iyo Lampard caawa maqribkii ciyaar soo gaartay ayey ...
1 Man United oo caawa ku dhiiqatay lagana diiday inay jabiyaan Rikoor Chelsea dhigtay (DAAWO SAWIRO)
- Apr 28, 2013
Kooxda Man United ayaa loo diiday caawa inay sii wadato guulihii ay gaareysay waxaana ...
rai Dhageyso:Tv-ga Rai International oo noqday Tv-ga kaliya ee qaab ka duwan kuwa caalamka kuyaalla
- Apr 28, 2013
Tv-ga Rai International ee dalka Talyaaniga  ayaa waxa lagu amaani karaa ka qeyb galka ...
1 Ciyaaraha:Arjen Robben oo laga yaabo mar kale inuu xirto Fanaanada ay ku ciyaarto Chelsea Fc
- Apr 27, 2013
Laacibka garabka bidix ee Kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa waxa lala xiriirinayaa horyaalka ...
1 Liiska Macalimiinta ugu taajirsan sanadkan 2013 oo lasoo saaray (Akhri magacyada iyo Daawo Sawirada)
- Apr 26, 2013
Macalimiinta ugu taajirsan Kubadda Cagta oo liiskooda lasoo saaray iyo macalimiin badan laga waayey ...
3 Ra’iisalwasaaraha Britain:Suarez qaniinyadii uu sameeyey xitaa 7 sano jirada ma sameeyaan (SAWIRO)
- Apr 26, 2013
avid Cameroon Ra'iisalwasaaraha Ingiriiska oo saaka ka qeyb galayey Barnaamij ka baxayey Idaacada BBC ...