Wareysiyada

ciil mooge

Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga

Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho islamarkaana dalka Turkiga

Continue Reading »

Qeybta Wareysiyada

cali axmed guure

Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku dhiiri geliyey Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho inay wada shaqeyn iyo

Continue Reading »

Wareysiyada Archives

bariise
Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu horeysay waxa la geeyey ciidamo boolis ah Saldhiga Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho iyadoo arintaasi uu ...
ffff
Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile oo ballan qaad sameyey kadib xilka uu maanta la wareegay
- May 2, 2013
Iyadoo maanta uu xilka la wareegay gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile Xiirey ayaa waxa uu ballan qaaday inay meeshii lasoo gaarsiiyey maamulka ay kasii wadi doonaan sida uu hadalka uyiri islamarkaana ...
UN logo
Dhageyso:Howlgal la mid ah kii UNISOM oo Qaramada Midoobey ku dhawaaqday inay Somaliya ka fulin doonto
- May 2, 2013
Kulan ay wada qaateen xubnaha golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uu ka kooban yahay ayaa waxay caawa isku raaceen in Howlgal loogu magac daray ANSOM ay ka bilaabi doonaan bisha ...
mire
Dhageyso:Qaabka ay u ansaxiyeen golaha Wasiirada Taliyeyaasha Nabad sugida iyo kan Booliska
- May 2, 2013
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/shakuur Cali Mire ayaa waxa uu saxaafada uga warbixiyey qaabka ay wasiirada ugu meel mariyeen taliyaha cusub ee Nabad sugida iyo ...
5
Dhageyso:Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh maanta Baaralmaanka ka horjeeday
- May 2, 2013
Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlay arimo dhowr khudbad uu ka jeediyey baarlamaanka Somaliya hortiisa ayaa waxa uu kusoo hadal qaaday shirka Kismaayo,xirnaashaha waddooyinka muqdisho iyo waxqabadka dawlada ...
xasan
Dhageyso:Madaxweyne “Dalalkii Kaluunka baddeena la baxay iyo kuwii Sunta kusoo shubay waan ku daba joognaa”
- May 2, 2013
Madaxweynaha Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu sheegayaa inay ku daba jiraan dalalkii sida sharci darada badda Somaliya uga kaluumeystay iyo kuwii sunta baddeena ku shubay maxkamadna soo ...
Hoomey
Dhageyso:Maalintii 3-aad oo magaalada Muqdisho ay kala xiran tahay iyo Ardaydii Jaamacadaha oo guryaha iska jooga
- May 2, 2013
Waxaa maalintii seddexaad maanta oo khamiis ah kala xiran waddooyinka magaalada Muqdisho ciidamo badan oo dawladana ay soo buux dhaafiyeen kuwaasi oo sheegaya inay sugayaan Amaanka kana hortagayaan siday sheegeen ...
gudoomiyaha dayniile
Dhageyso:Gudoomiyihii degmada Dayniile oo xilka laga qaaday mid cusubna maanta la caleema saarayo
- May 2, 2013
Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in xilkii laga qaaday Daahir Xasan Xuseen waxaana la ogeyn sababta looga qaaday iyadoo saaka munaasab xilkaasi uu ...

Next Page »
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
Barcelona v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Semi Final: Second Leg Bayern Munich oo Awood awood dhaaftay uga soo baxday Barca Finalka Ch League (DAAWO SAWIRADA)
- May 2, 2013
Kulan ciyaareed adduunyada si weyn looga wada sugayey ayaa xalay waxa uu dhexmaray Kooxda ...
2 Gareth Bale oo ku guuleystay Xiddiga ugu fiican horyaalka Ingiriiska iyo da’yarka horyaalkaasi (SAWIRO)
- Apr 29, 2013
Xiddiga Kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa xalay xaflad ka dhacday Dalka Ingiriiska waxa loogu ...
Chelsea v Swansea City - Premier League Chelsea oo kaalinta Seddexaad xajisatay kana faa’ideysatay Bar bar dhicii Tottenham (DAAWO SAWIRADA)
- Apr 28, 2013
Labo gool ay kala dhaliyeen Oscar iyo Lampard caawa maqribkii ciyaar soo gaartay ayey ...
1 Man United oo caawa ku dhiiqatay lagana diiday inay jabiyaan Rikoor Chelsea dhigtay (DAAWO SAWIRO)
- Apr 28, 2013
Kooxda Man United ayaa loo diiday caawa inay sii wadato guulihii ay gaareysay waxaana ...
rai Dhageyso:Tv-ga Rai International oo noqday Tv-ga kaliya ee qaab ka duwan kuwa caalamka kuyaalla
- Apr 28, 2013
Tv-ga Rai International ee dalka Talyaaniga  ayaa waxa lagu amaani karaa ka qeyb galka ...
1 Ciyaaraha:Arjen Robben oo laga yaabo mar kale inuu xirto Fanaanada ay ku ciyaarto Chelsea Fc
- Apr 27, 2013
Laacibka garabka bidix ee Kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa waxa lala xiriirinayaa horyaalka ...
1 Liiska Macalimiinta ugu taajirsan sanadkan 2013 oo lasoo saaray (Akhri magacyada iyo Daawo Sawirada)
- Apr 26, 2013
Macalimiinta ugu taajirsan Kubadda Cagta oo liiskooda lasoo saaray iyo macalimiin badan laga waayey ...
3 Ra’iisalwasaaraha Britain:Suarez qaniinyadii uu sameeyey xitaa 7 sano jirada ma sameeyaan (SAWIRO)
- Apr 26, 2013
avid Cameroon Ra'iisalwasaaraha Ingiriiska oo saaka ka qeyb galayey Barnaamij ka baxayey Idaacada BBC ...