Arimaha Bulshada
Labiskaga wanaagsan waxa uu kaa dhigaa Madaxweynaha Dadka Xaafada (Styelka iska sax))
In lagu yiraahdo wiilkii labiska badnaa ayaa soo socda iyo in lagu yiraahdo ma qubeystihii xaafadaas degggenaa ayaa yimid waa labo hadal oo qudhaada dhageystaha
Qeybta Arimaha Bulshada
Daawo Sawirada:Madow ayaa awal laga necbaa Mareykanka hadana dadka Cayilan lama jeclo
Magaalada New York ayaa waxa la sheegayaa in ragga ay ka jecel yihiin haweenka isneelada ah kuwo cayilan (buuran) iyagoo hore usheegay naag madow iyagoo
Arimaha Bulshada Archives
Dunida waa cajiib maalinkii aad joogtana waxbaa ku arkeysaa,Burcad london xarunta Ingiriiska ku dhaqan ayaa waxa la sheegayaa inay Baabuuro qaali ah iyo Qalab badan ay xadeen iyagoo kadibna Mobilka ...
Xayawaan ka mid ah kuwa Dab jooga ah oo Mareykanka laga xiiseeyo (SAWIRO) - Apr 24, 2013
Dalka Mareykanka waxaa laga jecel yahay in la dhaqdo Bisada waxaana Magaalada New York lagu arkayaa dad wata Yaan yuuro ama Mukulaalo sidaad utaqaano. Daawo Sawirada Warqabad24.com idin soo gudbinayo
Daawo Sawirada: Mukulaal ama Bisad kabo loo xiray Arin La yaab ahna Sameysay!!! - Apr 23, 2013
Adduunyada intaad joogto wax walbo waad arkeysaa maantana waxaan idin haynaa Sawiro laga soo qaaday Bisad ama Yaan-yuur loo geliyey Kabo korontada ka ilaaliya markii ay makiinada cuntada lagu kariyo ...
Daawo Sawirada:Dalka Mareykanka Haweenka waxaa la jecel yahay inay Xirtaan Dharka madow (SABABTA) - Apr 23, 2013
Dalka Mareykanka Magaalooyin waa weyn oo kuyaalla waxaa la sheegay inay Haweenku jecel yihiin qaadashada dharka Madow si jirkooda usoo saaro ayna Raggu ka helaan haweenka qaabkaasi ah iyo kuwa ...
Socdaalka Saacid: waa talaabadii uu ka bilowday hayaankii dheeraa! - Mar 14, 2013
Waxaan marka hore rajayniyaa heshiiska Dowladda Federal-ka Soomaaliya iyo Puntland inuu noqdo mid taabo gala, waxaana ii muuqda taabo geliddiisu inay suuro gelinayso inay furmaan irrado badan oo meesha ka ...
51 ruux oo ku geeriyootay dalka Liibiya - Mar 12, 2013
Ku dhawaad 51 ayay gaareysaa tirada dhimashada kadib markii ay cabeen nooc ka mid ah qabrica oo la yiraahdo Alcohol oo aheyd mid barxan kuwaasi oo ku sugnaa caasimada Libya ...
Cabashada danyarta iyo Doolarka Muqdisho oo kaaf iyo kala dheeri noqotay - Mar 11, 2013
Muruqmal,Milkiile,Marka Maanta ay Maqlaan Dolar Waxaa uu utabanayaa Si isku mid ah Maxaa Yeelay Waxaa uu Noqday mid Wada Tabtay Bulshada oo Dabaqad Waliba leh. Muqdisho oo Caasimada ah inkastoo hormar ...
Wasiir xil haayay 10 maalin oo la dilay - Mar 10, 2013
Jose de Jesus Gallegos ayaa loo magacaabay 10 maalin ka hor wasiirka dalxiiska gobolka Jalisco,waxaana uu ku dhintay weerar ka dhacay gobolka,kaasi oo aan la ogeyn cidda ka dambeysay. Warar aan ...
Next Page »






















