Warqabad24

Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho islamarkaana dalka Turkiga uu kaga soo qeyb galay shir caalami ahaa.

Hoos ka dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Somaliya Ciilmooge Xersi\

DHAGEYSO CODKA WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALIYA OO SAAKA DALKA KUSOO LAABTAY

Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen malkiilaha Chelsea Roman Abramovich kaasi oo lagu heshiiyey Wakhtiga uu Mourinho Chelsea kusoo laabanayo.

Macalinka faanka badan ee Special One isku magacaabay ayaa waxa la sheegay in 1 July ee sanadkaan uu Stamford Bridge dib ugu noqon doono sida ay shaaciyeen ilo wareed lagu kalsoon yahay oo maamulka Chelsea katirsan.

Kadib talaadadii markii Real Madrid ay Brussia Dortmund ka ciribtirtay Champions League ayuu Mourinho ku dhawaaqay in xagaagan markii uu dhamaado ka tagayo Spain dibna ugu noqonayo Naadigisii hore ee Chelsea.

Xasan Cabdullaahi

Muqdisho-Somaliya

Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica si dhib badan uga soo baxeen Kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga ka socotay taasi oo iyaduna  gool rigoore ahaa uu udhaliyey Dirk Kuyt.

Benfica oo dalka Portugal ka socota ayaa ku beegmi doonta Chelsea oo iyana xalay kasoo baxday Naadiga FC Basle ee dalka Swizarland iyagoo labadaasi kooxood finalka isku arki doona bartamaha Bishan May.

Hoos ka daawo Sawirada kulankii Adkaa ee Xalay dhexmaray Benfica Fc iyo Fenerbahce Fc

Xasan Cabdullaahi

Muqdisho-Somaliya

Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed Saalax ayaa waxa loogu badalay seddex gool ay kala dhaliyeen Torres,Moses iyo Gool caaqibo lahaa uu dhaliyey David Luiz sidaana ay Chelsea Finalka Koobka Europr League ay kusoo gaartay iyadoo ku beegantay Benfica oo Portugal ah.

Daawo Sawirada Kulankii xalay ka dhacay Stamford Bridge ee ku gaareen Chelsea Finalka Koobka UEFA

Xasan Cabdullaahi

Muqdisho-Somaliya

Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ee wada qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Hogaamiyaha Puntland isagoo Faroole dhahayana soo sawiray hala xanibo Idaacada VOA-da.

Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista Shiishada oo dhalinyaro wiilal iyo gabdho iskugu jira taasi oo hadda lasoo sheegayo in arin adag laga qaado.

Dhaqtar ka howlgala magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Dr Fawzaan ayaa waxa uu sheegay in Shiishada la cabo in laga qaado ma dhaleys (Camiiq inuu qofka noqdo uu ilmo dhali waayo).

Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan dadka Muslimiinta ah kuwaasi oo lagu ciqaabayo waxyaabo ka baxsan bini’aadanimada.

Gabdhaha ayaa qaarkood jirkooda la jar jarayaa waxaa kuwa kalena la sheegay in silac iyo saxariir ay la kulmaan taasi oo sawirka hoos ka muuqda uu muujinayo mid adag oo ay ku jiraan muslimiinta dalka Burma.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iyo Hay’adaha samafalka iney gargaar u fidiyaan dadka ay saameynta ku yeesheen fatahaadaha wabiga Shabelle ee ku nool gobollada Dalka.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “runtii fatahaadda uu sameeyey wabiga Shabelle waa qeyb ka mid ah masiibooyinka dabiiciga ah waxaanna dareenkeeyga la qeybsanayaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo shabeelooyinka oo ay si gaar ah fatahaadahan u saameeyeen”

Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in looga baahanyahay dhammaanba hay’adaha Samafalka ee ka howlgala gudaha dalka,kuwa caalamiga ah,dalalka Soomaaliya saaxiibada dhow la ah iyo dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney gurmad deg deg ah u fidiyaan dadka ay fatahaaduhu saameynta ku yeesheen ayadoo gurmadkaasina uu ugu horeeyo dib u dejin loo sameynayo dadkii ay fatahaaduhu guryahooda ka baabi’iyeen.

“ugu dambeyntii anigoo maskaxda ku haya sida ay dadka Soomaaliyeed xiligan oo kale oo ay masiibooyinka dabiiciga ah dhacaan isugu gargaaraan waxaan mar labaad iyo mar seddexaadba ku boorinayaa umadda iney walaalahooda il gaar ah ku eegaan islamarkaana qof walba uu wixii uu heli karo la gaaro waayo maanta oo kale ma ahan markii dhibaatada la isaga aamusi lahaa” ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka.

—DHAMAAD—

Xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Baarlamaanka

Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku dhiiri geliyey Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho inay wada shaqeyn iyo isku xirnaan ay muujiyaan sida uu hadalka uyiri.

Hoos ka dhageyso Codka Cali Axmed Guure gudoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir

DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYE KU XIGEENKA GOBOLKA BANAADIR EE DHINACA SIYAASADA CALI AXMED GUURE

Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu horeysay waxa la geeyey ciidamo boolis ah Saldhiga Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho iyadoo arintaasi uu shacabka degmada ugu bishaareeyey Afhayeenka Booliska Somaliya C/llaahi Xasan Bariise.

Hoos ka dhageyso Codka Afhayeenka Booliska Somaliya C/llaahi Xasan Bariise

DHAGEYSO CODKA AFHAYEENKA BOOLISKA SOMALIYEED KORNEEL CABDULLAAHI XASAN BARIISE