Warbixin maanta lagu daabacay website-ka kooxda Westham united ayaa waxa lagu sheegay inay suurta-gal tahay inuu Beckham naadigooda ku biro.

Sam Allardyce oo ah tababaraha kooxda kubada cagta ee naadiga Westham ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin inay soo xero geliyaan laacibka Kooxda LA Galaxy David Beckham.

Sam Allardyce ayaa ku nuux nuuxsaday inay ku dadaalayaan in Upton park Stadium usoo dhaqaaqjin Beckam sidaa waxa sheegay macalinkii hore ee kooxda Bolton Sam Allardyce.

“Aniga wuu imaqlayaa isaga,ma aqaan waxa uu ku fikiriyo david ama waxa uu sameyn doono,waxaa suurta gal ah inuu maantaba nagu soo biro Beckham ayuu yiri Allardyce”.

Tababaraha kooxda kubada cagta Westham Sam Allardyce ayaa sheegay inay muhiimad gaar ah unoqon doono hadii ay helaan laacib dunida laga yaqaano sida Beckham oo kale.

“Waan sugi doonaa waana arki doonaa waxyaabaha uu sameeyo,waxaan eegi doonaa David waxa dhici doona ayuu yiri macalin Sam Allardyce”.

Hadii ay helaan David Beckham kooxda Westham waxay ka mid noqon doonaan kooxaha ugu awooda badan naadiyada Horyaalka Ingiriiska marka la eego qaabka ay noqon doonto booska weyn uu ka buuxiyo Beckham.

Laacibkii hore ee kooxaha Man united,Real Madrid iyo kooxda hadda uu katirsan yahay ee LA Galaxy ayaa waxa laga yaabaa baa la leeyahay in mar kale horyaalka Premiership-ka Ingiriiska uu kasoo muuqdo xilli wali sumcad looga hayo garoonka Old Trafford ee M U ku ciyaarto.

Xafiiska Wararka

Www.Warqabad24.com

Qeybta Ciyaaraha Caalamka

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqabad24@gmail.com


Shabakada Warqabad24.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Warqabad24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




A

B

ciil mooge Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
1 Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
amin iyo faroole Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
SHIISHAD Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
MUSLIMIINTA BARMA Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
jjj Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
cali axmed guure Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
bariise Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...