Webka Warqabad24.com oo isagu hawada ku jira maalmo kooban,markii uu arkay sida asxaabta ku xiran ay usoo badanayaan,markii aan aragnay codsiyada nooga imaanaya dadka somaliyeed waxaan garwaaqsanay inan idiin soo gudbino barnaamij murti xiiso badan,nasasho ah iyo waxyaabo layaabka ah.
Waxaan uballan qaadeynaa inan dhageystayaasheena usoo gudbino barnaamij aan ugu magac darnay Waayaha Warqabad waxaana uu soo geli doonaa maalin walbo oo jimco ah insha allah.
Waxaan uballan qaadi doonaa inan macaamiisheena usoo gudbino barnaamij xiiso badan waxaana kusoo qaadan doonaa qodobo xiiso badnaan doono insha allah.
Mar walbo waxaan utaaganahay sidaan uhaqabtiri lahayn macaamiisha ku xiran Warqabad24.com insha allah waxaana bilaabi doonaa barnaamijkaasi jimcaha dambe insha allah taariikhduna ay ku beegan tahay 7 bisha December.
Xafiiska Wararka
Www.Warqabad24.com
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqabad24@gmail.com












