Hay’ada Warbaahineed ee BBC-da waxa ay ka kooban tahay seddex qeybood,Tv-ga la iska arko,Raadiye dadku dhageystaan iyo Website la akhristo luuqado kala duwanba haku baxaane.

Waxaase ay ka kooban tahay dhowr qeybood waxaa inaga ina quseeya laanta afka somaliga ee BBC-da,adeegsiga iyo eray bixinta waxa loogu dhawaaqaa sida luuqadaha kale u akhriyaan hadii diin ahaan aysan wax dhibeyn.

BBC-da oo 60 sano kabadan soo shaqeynaysay gaar ahaan qeybta afka somaliga wax ku tabisa ayaa markii ugu horeysay waxa manta ka baxay erayga Yuhuuda oo mamnuuc ka ahayd adeegsigeeda wariyeyaasha BBC-da.

Inkastoo aan si hoose ula socon waxyaabaha loogu diiday inay adeegsadaan ayaa hadana maanta oo 3 December 2012 barnaamijkii duhurnimo markii uu soo koobayey qodobada wararka ugu doorka roon waxaa la maqlay Yuhuuda.

Wariyaha lagu magacaabo Cabdullaahi Xaaji ayaa Qodobada wararka ugu doorka roon akhrinayey waxaase uu yiri maamulka Yuhuuda isagoo si farsameysan hadana uyiri maamulka isra’iil taa oo ka dhigan inuu god ku dhacay.

Laanta afka Somaliga ee BBC-da waa mid sharci ahaanteyda wararka ka baxa ay aad u’adag yihiin marka la eego warbaahinta kale ee dunida ku taalla ee af somaliga wax ku tabisa.

Inkastoo khalad aan lagu tilmaami Karin hafyada uu galay maanta C/llaahi Xaaji hadana eray bixin cusub buu la yimid waxaana la isweydiinayaa ma waxaa is badalay adeegsigii eray bixinta mise xaaji baa simbirirxaday?

BBC-da hadda waxaa agaasime ka ah C/raxmaan Maxamed Adan (Koronto) kaasi oo badalay Yuusuf Garaad Cumar oo isagu shaqadaasi ka tagay markii uu isku sharaxay madaxtinimada Somaliya walaw uu guuldareystay.

Xafiiska Wararka

Www.Warqabad24.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqabad24@gmail.com


Shabakada Warqabad24.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Warqabad24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




A

B

ciil mooge Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
1 Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
amin iyo faroole Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
SHIISHAD Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
MUSLIMIINTA BARMA Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
jjj Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
cali axmed guure Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
bariise Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...