Sida ay la socdeen Warqabad24.com akhristayaasheena waxaa dagaal xoogan uu ka socdaa deegaano hoostaga magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe.
Sida aan hore ugu ballan qaadnay macaamiisheena waxaa daba gal ku heynaa dagaalka iyo xaalad walbo oo kasoo cusboonaata.
Hoos ku dhufo si aad wareysi dagaalkaasi ka qaadnay dadka ku dhaqan Jowhar
DHAGEYSO FAAH FAAHIN KUSAABSAN DAGAALKII KA DHACAY MAGAALADA JOWHAR
Xafiiska Wararka
Www.Warqabad24.com
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqabad24@gmail.com













