Banner.png

SOMALI LINKS

Dhageyso:Muwaadin Somaliyeed oo Dhalo lagu dilay Dalka K/Africa iyo Cabsi Somalida soo wajahday

Waxaa kooxo burcad madow koofur afrikaan ah weerar ku qaadeen dukaan ganacsato somaliyeed ku lahaayeen waddankaasi iyagoo dil iyo dhaawac intuba ugeystay somalidii la weeraray.

Wariye Maxamed Muuse Nuur (Deeq darajo) oo Universal TV uga soo warama Dalka Koofur africa ayaa waxa uu warqabad24.com uga waramay qaabka dilka uu udhacay iyo Xaalada ay kusugan yihiin Somalida waddankaasi oo cabsi soo wajahday.

Hoos ku dhufo si aad wareysiga udhageysato aan la yeelanay Wariye Deeq Darajo

WAREYSI MUWAADIN SOMALIYEED OO LAGU DILAY DALKA KOOFUR AFRICA

Xafiiska Wararka

Www.Warqabad24.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqabad24@gmail.com

Nagala Soo Xiriir Warqabad24@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII