Barnaamijka Waayaha Warqabad24.com ayaa markii ugu horeysay galabta waxa lagu daabacay dadkuna ay dhageysan karaan iyadoo xiiso gooni ah uu wato.
Wariye Xasan Xayi Cabdullaahi ayaa barnaamijka waayaha Warqabad24.com galabta kusoo qaatay qodobo xiiso leh,kaalmo suugaaneed oo xul ah iyo ballan qaad uu sameyey barnaamijyada soo socda insha allah.
Hoos ku dhufo si aad udhageysato Barnaamijka Waayaha Warqabad24.comee galabta baxay 07-December 2012
DHAGEYSO BARNAAMIJKA WAAYAHA WARQABAD EE GALABTA 07-12-2012
Xafiiska Wararka
Www.Warqabad24.com
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqabad24@gmail.com













