Ciidamadaan oo dawlada loogu soo tababaray gudaha Waddanka Kenya ayaa waxay seddex bilood ay tababar ciidan ay kusoo qaateen waddankaasi kenya waxaana ay shalay ilaa dorraad gaarayeen deegaano hoostaga gobolka Gedo.

Ciidamadan oo la sheegay inay ka badan yihiin 100 askari ayaa xero ciidan oo kutaalla Seyelow tababarkaan kusoo qaatay waxana mucaskarkaasi lagu soo baray shiishka,sida ay isku bad-baadin karaan xilliyada ay go’doomaan iyo xeeladaha dagaal galista.

Axmed Cabdullaahi Xersi oo uhadlay Saraakiisha ciidamada gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay ciidamadaan inay yihiin kuwii Al shabaab ka xoreyn lahaa degmooyinka ay gobolkaasi kaga sugan yihiin sida uu yiri.

“Adeer waa run ciidamadaan waxay tababar kusoo qaateen dalka Kenya,waxaana hadda ay kusugan yihiin deegaanada Dhamaso,Ceel Cade iyo Buusaar waxayna xoreyn doonaan deegaanada nabadiidka kusugan yihiin ayuu yiri Sargaalkaasi”.

Ciidamadaan tababarka kusoo qaatay Kenya dibna ugu soo laabtay dalkan Somalia gaar ahaan deegaanada gobolkaasi Gedo ayaa iyagu dhawaan lagu wadaa inay weerar ku qaadaan Baar-dheer iyo Buur dhuubo oo Al shabaab iminka ka arimiyaan.

Deegaano hoostaga gobolka Gedo ayaa waxa maamula Al shabaab waxaana mararka qaar ay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fuliyaan fariisimaha Ciidamada dawlada kaga sugan yihiin gobolka Gedo dhowr jeer oo horena saraakiisha dawlada ee gobolkaasi ku hanjabeen inay shabaab ka saarayaan gobolka Gedo.

Xafiiska Wararka

Www.Warqabad24.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqabad24@gmail.com


Shabakada Warqabad24.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Warqabad24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




A

B

ciil mooge Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
1 Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
amin iyo faroole Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
SHIISHAD Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
MUSLIMIINTA BARMA Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
jjj Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
cali axmed guure Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
bariise Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...