Iyadoo dhawaan Degmada kaxda ee Gobalka Banaadir askar ka tirsan Dowaldda soomaaliaya ay ku dileen haweenay ayaa waxgaradka Degmadaasi waxa ay sheegeen in caruurta ay dhashay haweenaydaasi ay xaalado nolol xumo ay ku heestaan degmadaasi.

Maxamed Ismaaciil oo kamid ah waxagaradka Degmada Kaxda ayaa usheegay warqabad24.com in caruurtaasi ay dhashay haweenayda la dilay aysan jirin daryeel ay haystaan.

Wuxuu sheegay in tirada caruurta ay gaarayaan ilaa saddex caruur ah oo isugu jira hablo iyo wiilal kuwaasi oo xaaladooda caafimaad iyo mida waxbarashaba ay tahay mid liidata.

Wuxuu tilmaamay in Hooyada dhashay caruurtaasi ee ciidanka Dowladda Soomaaliaya ay dileen lagu magacaabi jiray Ruqiyo islamarkaana ay caruurta u dhaqdhaqaaqi jirtay.

Caruurta aabahood ayuu sheegay inuu yahay Macalin Dugsi qur’aan isalmarkaana inta badan uusan ka warqabin caruurta.

Dowaldda Soomaaliya ayuu ka codsaday inay maxkamad soo taagto askariga falkaasi geestay ee dilay hooyo Ruqiyo.

 


Shabakada Warqabad24.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Warqabad24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Faarax dheere says:

    Askarta dawlada hadaaban maxkamad la keeni karin dadka ha loo fasaxo inay iska dhiciyaan




A

B

ciil mooge Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
1 Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
amin iyo faroole Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
SHIISHAD Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
MUSLIMIINTA BARMA Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
jjj Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
cali axmed guure Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
bariise Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...