Kadib Shir jaraa’id uu ku qabtay maanta magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Liibaan Cali Yaroow ayuu faah faahin kaga bixiyey xukun ay maanta maxkamada ku riday sargaal sare oo ciidamada katirsanaa.

Liibaan Cali yaroow ayaa ugu horeyn waxa uu sheegay in Sareeye guuto Cabdi Maxamed Ismaaciil kaasi oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Asluubta ugu sareyso.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in fal dambiyeed lagu tuhmay sargaalkaasi markii lagu helay dambigaasi ayaa lagu xukumay sida:

Maxkamada Ciidamada qalabka sida maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 8 bisha December 2012 Ex sareeye guuto Cabdi Maxamed Ismaaciil waxaa lagu xukumay sidaan soo socota:

A)Maxkamada Ciidamada waxay ka xayuubisay darajada ciidan uu sitay

B)Waxay ka saartay Ciidamada Qalabka sida

C)Inuusan qaban karin xil qaran dambe

D)Waxay maxkamada sidoo kale ku xukuntay Cabdi Maxamed Ismaaciil Xabsi daa’in (Inta uu nool yahay uu xabsi ku jiro)

Xukunka ay maanta maxkamada Ciidamda Qalabka Sida oo gudoomiyaha Maxkamada Liibaan Cali Yaroow isagoo ku dhawaaqaya hoos ka dhageyso

                                             LIIBAAN CALI YAROOW OO XUKUNKA KU DHAWAAQAYA

Xafiiska Wararka

Www.Warqabad24.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqabad24@gmail.com

 


Shabakada Warqabad24.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Warqabad24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




A

B

ciil mooge Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo saaka dalka kusoo laabtay kana warbixiyey Safarkiisii Dalka Turkiga
- May 3, 2013
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi ...
1 Jose Mourinho oo la shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah uu Chelsea ku laaban doono iyo Taageerayaal ku farxay arintaas
- May 3, 2013
Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa waxa la sheegay inay casho wadaag noqdeen ...
b6 Naadiga Benfica oo si dhib badan kusoo gaartay Finalka Koobka Uefa Cup-ka (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Labo gool uu dhaliyey  Cardozo  iyo goolka uu dhaliyey laacibka Gaitan ayey Naadiga Benfica ...
8 Kooxda Chelsea oo Finalka Koobka Europe League soo istaagtay kadib markii ay ka badiyeen Fc Basle (DAAWO SAWIRADA)
- May 3, 2013
Gool uu udhaliyey Naadiga Fc Basle ee dalka Swizarland Wiilka Masar udhashay ee Maxamed ...
amin iyo faroole Amin Arts oo Sawir gacmeedkiisa ku garaacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole (SAWIR)
- May 3, 2013
Farshaxamiiste Amiin Amir ayaa sawir gacmeed la yaab leh ka sameeyey Kulamadii ugu dambeeyey ...
SHIISHAD Shiishada oo la sheegay in laga qaado in qofka cabaa uu noqonayo Ma dhaleys (Wax ma dhale)
- May 2, 2013
Qaar ka mid ah Meelo la iskugu tago magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey cabista ...
MUSLIMIINTA BARMA Muslimiin Adduunka lagu ciqaabay iyo Gabdho nolol iyo geeri midna aan ku jirin Dalka…….?+SAWIR CADEYN AH
- May 2, 2013
Dalka MYNMAR ama BURMA ayaa waxa la tilmaamayaa in xaalad adag ay ku jiraan ...
jjj Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka oo ugacan haatiyey Taajiriinta Somaliyeed (WARSAXAAFADEED)
- May 2, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka ...
cali axmed guure Dhageyso:Gudoomiye yiri “Isku xirnaan iyo Wada shaqeyn ayaa hormar lagu gaaraa shacabka Muqdishoow”
- May 2, 2013
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure ayaa waxa uu ku ...
bariise Dhageyso:20-sano kadib oo Saldhig kuyaalla Muqdisho oo maanta mar kale la qalabeeyey Ciidamana la geeyey
- May 2, 2013
Iyadoo dhamaan maamuladii dalka soo maray kadib Siyaad Barre dawladiisii ayaa maanta markii ugu ...